Casharada dhagaysiga Hard ware A+

Ka Fiirso filin Halkaan A+(hardware

 

Casharada dhagaysiga softwareka A+

 

 

Waxaa xaqiiqo ah doorka muhiimka ah ee
uu computer-ku maanta ka qaato
dhaqdhaqaaqa kala duwan ee bulshada
somaliyeed.Hadii aad tahay Arday.Macalin
Ganacsade,Dhaqtar,wariye.Ama xirfadle
waxa uu computer-ka si too ah ama si
dadbanba ugu yeelan karaa howlahaaga
Sidaa darteet waxa aan halkan Ku soo
gudbinay,Webkani,waxa aanu nahay arday
Aan kala faa ii deesano aana isku faa iideeno

 

 

Power supply  

Power supply waa koronto siiyaha pc gaada

Floppy drive  
Floppy drive waa mashiinka ku rakiban kumbiyuuterkaaga ee looyaqaan 3.5floppy
system case  
Floppy disk  
floppy disk waa cajalada sawirka kaag muuqato waxaana lagu kaydsadaa macluumaadka


Storage  

Marka laga hadlayo aaladaha wax lagu keydiyo ee Kumbiyuutarka waxaa guud ahaan loo kala saaraa labo nooc

keyboaradar  
keyboarada waa qalabka computerka wax lagu galiyo oo looyaqaan (input device )
jumpers  
Memmory  
Memmory waxaa looqaybiyaa dhowr nooc laakiin waxaan ku soo gaabsanaayaa labo nooc.

Kumaandaha FORMAT  
Inta aynaan dhex galin sharraxaadda kumaandaha FORMAT waxa muhiim ah in aan
wax ka ogaanno waxa la yiraahdo (Disk formating).

Ka Fiirso filin Halkaan A+

 

Ka Fiirso Network+

 

 

 

Ka FiirsoWindows98

 

 

Wixii faahfaahin dheeraad la xiriir Webmasterka

Riix Halkaan

 

Ku Noqo Bogga Hore